Xogahayaha Guud ee QM iyo Raysal Wasaaraha Itoobiya oo ka wada hadlay arimaha Soomaaliya

HomeWararka

Xogahayaha Guud ee QM iyo Raysal Wasaaraha Itoobiya oo ka wada hadlay arimaha Soomaaliya

Xoghayaha guud ee QM Antonia Gutress oo booqasho ku tagay maalinimadii shalay caasimadda Itoobiya ee Addisababa ayaa waxaa uu la kulmay raysal wasaara

Guddiga Gurmadka Qarixii Zoobe oo Lacago Gaarsiyeey Qaar kamid ah Eheladii Dadkii Qaraxa ku Waxyeelobay (dhegayso+Sawiro)
Khatarta COVID-19 iyo dayaca goobaha Timaha lagu jarto (dhegayso)
Dowladaha Suudan & Masar oo digniin u diray Itoobiya

Xoghayaha guud ee QM Antonia Gutress oo booqasho ku tagay maalinimadii shalay caasimadda Itoobiya ee Addisababa ayaa waxaa uu la kulmay raysal wasaaraha isbadal doonka ee Itoobiya Axmed Abiy.

Axmed Abiy iyo Antonio Gutress ayaa ka wada hadlay arimaha siyaasadda ee dalalka Soomaaliya, colaadda Koonfurta Suudaan iyo heshiiskii taariikhiga ee Itoobiya iyo Eriteriya.

Antonio Gutress ayaa bogaadiyay hormarada siyaasadeed ee uu wado raysal wasaaraha Itoobiya, isagoona dhanka kalle ku booriyay sii wadida taageeridda dowladda faderaalka ee Soomaaliya.

Abey ayaa codsaday QM inay xayiraadda ka qaado dalka Eriteriya oo horay loogu eedeeyey taageeridda ururka Al-shabaab.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • NuurkaNederland 6 years ago

    Q/M=UN, WAA MAQAAYAD MARAYKAN U SHIDAN.
    WAX “Q/M=UN, LADHAHAANA MA JIRTO.
    UNITED NATION WAXAAN U AQAAN(AMERICAN TOILET PAPER).

DISQUS: