Guddiga Gurmadka Qarixii Zoobe oo Lacago Gaarsiyeey Qaar kamid ah Eheladii Dadkii Qaraxa ku Waxyeelobay (dhegayso+Sawiro)

HomeWararka

Guddiga Gurmadka Qarixii Zoobe oo Lacago Gaarsiyeey Qaar kamid ah Eheladii Dadkii Qaraxa ku Waxyeelobay (dhegayso+Sawiro)

Guddiga Qarixii Zoobe ayaa maanta Ku dhawaad 60 Qoys oo dadkoodi ku waxyeloobay Qarixii zoobe ayaa maanta la garsiyeey lacago loogu tala galay si nola

Xulashada Daljir & Xasan Heykal iyo Daljir Bossaso (dhegayso)
Maxaa ka qabsoomay kulamadii Madaxweyne Xasan Sheekh ee magaalada Arusha?
Garaad cusub oo lagu caleemasaaray dhagaxbuur & Farin loo diray Madaxweyne Cagjar ( dhegayso|daawo)

Guddiga Qarixii Zoobe ayaa maanta Ku dhawaad 60 Qoys oo dadkoodi ku waxyeloobay Qarixii zoobe ayaa maanta la garsiyeey lacago loogu tala galay si nolashooda loogu kaabo.

Maxamed Yuusuf Tigeey Gudoomiye Kuxigeenka Gudiga Gurmadka Qaran ayaa sheegay in taakuleynta maanta ay bixiyeen ka mid tahay qorshaha wax lagu gaarsiinayo ehelada dadkii waxyeeladu soo gaartay.

Howlaha taakuleynta ee Gudiga gurmadka Qaran ayaa wali socda, waxaana maalin kasta Gudiga qorsheeyaan gurmad gaarsiinta ehelada dadkii waxyeeladu ka soo gaartay Qaraxyadii 14-iyo 28-Bishii October ka kala dhacay Zoobe iyo Naasa Hablood 2.

Dhegayso codka Tigey

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: