HomeWararka

Gaalkacyo laga daahfuray Shirkadda Aaska iyo Qabuuraha (dhegayso/Sawiro)

Munasabad lagu furayay oo looguwareejinayay Shirkada Nidaminta arimaha aaska iyo qaburaha ee sahay aakhiro ayaa waxaa ka qeyb galay dowlada hoose ee

Mid Kamid ah Beelaha Puntland oo Taageeraysa Kordhinta Barlamaanka
Wasiirka Xanaanada xoolaha Puntland oo Fariin u diray xoolo dhaqatada
6 RUUX OO KUDHIMATEY SHIL GAARI OO MEYDKOODA LAGEEYEY ISBITAALKA GUUD EE MAGAALADA GAROWE

Munasabad lagu furayay oo looguwareejinayay Shirkada Nidaminta arimaha aaska iyo qaburaha ee sahay aakhiro ayaa waxaa ka qeyb galay dowlada hoose ee degmada galkio agaasimaha isbitaalka guud ee magalada galkio iyo culumaa udiin iyo masuuliyiinta shirkada

Ugu horeyn waxaa halkaasi kahadlay agaasimaha shirkada nidaaminta arimaha aaska iyo qaburaha ee magalada galkio mowliid jamac xassan

Sidoo kale waxaa halkaasi kahadlay Agasimaha isbitaalka guud ee magalada galkio iyo sheikh aadan oo kasocday jaamacada bariga afrika

Hibo cabdulahi maxamed agaasimaha waaxda arimaha bulshada ee dowlada hoose degmada galkio ayaa ayaduna ka hadashay sababaha loogu wareejiyay shirkadaasi qabuuraha magalada galkio iney unidaamiso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: