Mid Kamid ah Beelaha Puntland oo Taageeraysa Kordhinta Barlamaanka

Mid Kamid ah Beelaha Puntland oo Taageeraysa Kordhinta Barlamaanka

Mid kamid ah beelaha dega deegaamada Puntland ayaa saaka magaalada Garoowe kaga dhawaaqaysa inay taageersan tahay dedaalada madaxweynaha dowladda Puntland uu ku doonayo in la kordhiyo barlamaanka Puntland.

Beesha Guma-soor oo kamid ah beelaha dega Puntland ayaa Garoowe ku qabatay kulan ay kaga arrinsanaysay tallaabada madaxweynuhu ku doonayo in barlamaanka lagu furo iyadoona ku dhawaaqday inay taageersan tahay.

GOOR DHOW LA SOCO CODAD+SAWIRRO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 2
  • Aniga fikirkayga waa muhiim in lakordhiyo golaha wakiilada dawlada puntland sababtoo ah beelaha puntland ma ahan inta hada uu yahay Parliament ku sidaa darteed hadii lawaayay wixii badalilahaa oo looga gudbilahaa qaabkaan qabaligaa waa in lafuraa Parliament ka
    mhdsnidii Radio daljir

  • Abdikafi Ahmed Abdi 7 years ago

    Ani fikir ahaantayda waan soo dhawaynayaa waana arin loo baahnaa tusaale , Hada Tirada Xildhibaanada Puntland waa Gole Wakiilo oo aanan lahayn Haday dhacdo Codka haldheerida ah oo 66 xildhibaanba hadii ay buuxiyaan tirada la rabay kooramka ooo ay cod bixinta dhacdo 33 iyo 33 Cod kala noqdaa Waxaa loo baahnaanayaa Codka Haldheerada ee kala saarka , Guul iyo Gobonimo Puntland iyo Golaheeda wakiilada

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com