Afhayeenka Cusub ee Maamulka Gobalka Banaadir oo la magacaabay

HomeWararka

Afhayeenka Cusub ee Maamulka Gobalka Banaadir oo la magacaabay

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Eng,Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa Maanta waxa uu magacaabay Afhayeenka Maamulka gobolka Ba

Shirkii dib u heshinta Galmudug oo berri furmaya iyo Gudiga oo ka hadlay
WALAACA WAALIDKA CARRUURTOODA LAGU CIIDAMEEYEY ERITERIYA (daawo)
Madaxweynaha Jubbaland oo Magacaabay Guddiga qaban qaabada Aaska Wasiirki Hore Waxbarashada Jubbaland

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Eng,Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisow ayaa Maanta waxa uu magacaabay Afhayeenka Maamulka gobolka Banaadir.

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Guddoomiye Yariisow ayaa Afhayeenka Maamulka gobolka Banaadir ahna Agaasimaha Warbaahinta Gobolka Banaadir loogu Magacaabay Saalax Xasan cumar.

Wareegtada ayaa waxaa la ogeysiiyey dhammaan guddoomiyeyaasha 17 degmo ee Gobolka Banaadir iyo masuuliyinta kale ee Maamulka Gobolka Banaadir

Afhayeenka Cusub ee Maamulka gobolka Banaadir ayaa horay u ahaa Agaasimaha Guud ee Arrimaha Bulshada Maamulka G/Banaadir.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: