WALAACA WAALIDKA CARRUURTOODA LAGU CIIDAMEEYEY ERITERIYA (daawo)

WALAACA WAALIDKA CARRUURTOODA LAGU CIIDAMEEYEY ERITERIYA | Hooyo Xaaliya Yuusuf Jaamac oo baafineysa wiilka ka maqan: “Farmaajo baaq u dirsan maayo. Ra’iisal Wasaarahana baaq u dirsan maayo, waxaan baaq u dirsanayaa Saciid Cabdullaahi Dani.” | Faaafaahinta kaga bogo wareysigan Xasaasiga ah | CabdiCasiis Daacad | Daljir Qardho.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com