Madaxweynaha Jubbaland oo Magacaabay Guddiga qaban qaabada Aaska Wasiirki Hore Waxbarashada Jubbaland

HomeWararka

Madaxweynaha Jubbaland oo Magacaabay Guddiga qaban qaabada Aaska Wasiirki Hore Waxbarashada Jubbaland

Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa Maanta Magacaabay Guddiga qaban-qaabada aaska Wasiirkii Wasaaradda Waxbarashada iyo

XULASHADA DALJIR | AYAANLE CABDULAAHI JAAMAC | CAABUDWAAQ 8-JUNE-2022
Agaasimaha Wasaaradda Dastuurka Oo Lakulmay Madax Ka Socota EISA iyo Saferworld
RW Khayre oo Baydhabo Ku qaabilay Safiirka Jarmalka ee Soomaaliya

Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa Maanta Magacaabay Guddiga qaban-qaabada aaska Wasiirkii Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Jubbaland ee dhawaan ku geeriyooday dalka Hindiya.

Guddiga ayaa ka kooban 7 xubnood oo iskugu jira madaxwayne ku-xigeenka labaad ee Jubbaland, Wasiiro, ganacsato iyo odayaasha dhaqanka.

24 Saa ee soo socota ayaa la filayaa in meydka Wasiirkii Waxbarashada Jubbaland la keeno Magaalada Kismaayo,isla markaana Aaska ay ka qeyb galaan Madaxda Sare ee Maamulka Jubbaland.


Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: