Maamulka Jubaland oo isku shaandhayn sameeyey (akhriso)

HomeWararka

Maamulka Jubaland oo isku shaandhayn sameeyey (akhriso)

Maamulka Jubaland ayaa xilkii ka qaaday guddoomiyihii degmada Baardheere ee gobolka Gedo, kadib go'aan kasoo baxay wasaaradda arimaha gudaha ee Jubbal

Xiliga la bilaabayo mashruuca dhismaha dekadda Hobyo oo la shaaciyay
Sucuudiga ayaa ku dhawaaqay in dumarka ay Xajka imaan karaan maxram la’aan
Gaas oo Wasiir ku xigeenka Maaliyadda Puntland u magacaabay Saynab Ugaas Yaasiin

Maamulka Jubaland ayaa xilkii ka qaaday guddoomiyihii degmada Baardheere ee gobolka Gedo, kadib go’aan kasoo baxay wasaaradda arimaha gudaha ee Jubbaland.

Wasiir kuxigeenka arimaha gudaha ee Jubaland Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen ayaa waxaa uu ku sheegay qoraal uu soo saaray inay sabab u tahay xilka ka qaadista guddoomiyihii degmada Baardheere  Cabdulaahi Nuur Xasan (Cadaw) xil gudasho la’aan iyo amar diiddo, waxaana xilkii guddoomiyaha degmada lagu badalay Ismaaciil Sheekh Cabdi Qorax.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: