Maamulka Jubaland oo isku shaandhayn sameeyey (akhriso)

Maamulka Jubaland oo isku shaandhayn sameeyey (akhriso)

Maamulka Jubaland ayaa xilkii ka qaaday guddoomiyihii degmada Baardheere ee gobolka Gedo, kadib go’aan kasoo baxay wasaaradda arimaha gudaha ee Jubbaland.

Wasiir kuxigeenka arimaha gudaha ee Jubaland Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen ayaa waxaa uu ku sheegay qoraal uu soo saaray inay sabab u tahay xilka ka qaadista guddoomiyihii degmada Baardheere  Cabdulaahi Nuur Xasan (Cadaw) xil gudasho la’aan iyo amar diiddo, waxaana xilkii guddoomiyaha degmada lagu badalay Ismaaciil Sheekh Cabdi Qorax.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com