Shacabka magaalada Bosaso oo ku baaqay in la dhiiri geliyo wax soo saarka dalka (dhegayso)

HomeWararka

Shacabka magaalada Bosaso oo ku baaqay in la dhiiri geliyo wax soo saarka dalka (dhegayso)

Shacabka ku dhaqan Magaalada Bosaaso oo ka qayb qaadanaya Barnaamijka Muuqaalka Bulshada  oo looga hadlayay  maanta kor uqaadista wax soo saarka dalka

Warka Fiidnimo iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Badhan (dhegayso)
“Kumaandooska Puntland ee Maraykanku tababaray oo joojiyey dagaalka kadhanka ah Daacish!” (daawo)
Shacabka degmadda Badhan oo ka hadlay shirka jabuuti ee DFS & Somaliland dhegayso)

Shacabka ku dhaqan Magaalada Bosaaso oo ka qayb qaadanaya Barnaamijka Muuqaalka Bulshada  oo looga hadlayay  maanta kor uqaadista wax soo saarka dalka iyo shaqo abuurka dhalinyarada  ayaa dowladda iyo ganacsatada ugu baaqay in xooga lasaaro lana dhiiri galiyao wax soo saarka dalka sida Beeraha iyo warshadah ,si dhalinyarada ay shaqo abuur ugu noqoto oo ay uga baaqsadaan tahriibta.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: