Qiimaha uu leeyahay “Cafiska” oo Muqdisho lagu qabanayo (dhegayso)

HomeWararka

Qiimaha uu leeyahay “Cafiska” oo Muqdisho lagu qabanayo (dhegayso)

"Cafisku waa caafimaad" Soomaaliyaa iyo meelo badan oo caalamka ah waxaa maanta kadhacaya munaasabado lagu maamuusayo maalinta cafiska  taaso

Maxaa kasoo baxay Shirki Wasiiradda Arrimaha Gudaha Jaamacadda Carabta?
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (daawo)
Magaalada Garoowe iyo Sida Maanta Looga Ciidey (dhegayso)
“Cafisku waa caafimaad”
Soomaaliyaa iyo meelo badan oo caalamka ah waxaa maanta kadhacaya munaasabado lagu maamuusayo maalinta cafiska  taasoo oo ay soo qabanqaabiyeen dad iskood isku xilqaamay, kuwaas oo ujeedadooda ku sheegeen in dadka Soomaliyeed ee wax kala tirsanaya ay iscafiyaan.
Hadaba Wali Xaashi oo ah aasaasaha barnaamijka cafis ayaan ka wareysanay waxyaabaha ku kalifay inay barnaamijkaan Aasaasaan iyo ujeedada ay kaleeyihiin.
Hoos kadhegayso Aamino Ladan Axmed Cali oo Wali Xaashi waraysatay.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: