Xisbiga Wadani “Muuse Biixi waxaa uu mideeyey Beelaha Dhulbahante” (dhegayso)

HomeWararka

Xisbiga Wadani “Muuse Biixi waxaa uu mideeyey Beelaha Dhulbahante” (dhegayso)

Xisbiga Wadani ee mucaaradka Somaliland ayaa ku dhaliilay madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi inuu hanaan khaldan uu u maareeyey xiisadda magaal

Golaha wasiirada DFS oo ogolaaday in dib lo furo dulimaadyadi gudaha
MAANHADAL iyo Jamaal Faarax Aadan: Kala Lahaanshaha Daaqa Deegaanka Mudug (dhegayso)
Beesha Gaaljecel ee Hawiye oo kasoo horjeesatay qaraar kasoo baxay Golaha Shacabka Baarlamaanka Somaaliya

Xisbiga Wadani ee mucaaradka Somaliland ayaa ku dhaliilay madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi inuu hanaan khaldan uu u maareeyey xiisadda magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.

“Dhul bahante markii hore ma’ahayn kuwa israaca balse waxaa israaciyay habka khalda ee Muuse Biixi” ayuu yiri Cali Cantar oo ah guddoomiyaha anshaxa ee xisbiga mucaaradka ee Wadani,

Waxaa uu sheegay kacdoonka siyaasadeed ee kajira magaalada Laascaanood inay sare usii qaaday dad uu ku sheegay dhalinyaro oo uu dirsaday madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi.

Hoos kadhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: