RW Khayre oo dalka dib ugu soo laabtay, kadib shirkii Oslo Forum

HomeWararka

RW Khayre oo dalka dib ugu soo laabtay, kadib shirkii Oslo Forum

Raysal wasaare Xasan Cali Khayre oo wafdigiisa ay ka mid ahaayeen xubno wasiiro ah ayaa dib ugu soo laabtay maanta magaalada Muqdisho, waxaana dalka N

Baxreyn iyo Israel oo dib u soo ceshtay xiriirka diblumaasi
AUN Maama Xaaliimo Soofe Faarax oo Garoowe ku geeriyootay iyo Madaxweyne Gaas oo Tacsi u diray eheladda Marxuumada (Akhriso)
Suldaan Siciid Cali: “Waan la shaqeynaynaa hoggaanka Cusub ee SSC-Khaatumo”

Raysal wasaare Xasan Cali Khayre oo wafdigiisa ay ka mid ahaayeen xubno wasiiro ah ayaa dib ugu soo laabtay maanta magaalada Muqdisho, waxaana dalka Norway ay uga qaybgaleen shir looga hadlayay arimaha dhaqaalaha iyo ammaanka oo uu soo qabanqaabiyay Oslo Forum.

Wasiirka Maaliyadda Cabdiraxmaan Ducaalle Bayle ayaa warbaahinta ugu sheegay gudaha garoonka diyaaradaha inuu socdaalkooda uu guul kusoo dhamaaday.

Khayre oo sidoo kale dalka Norway kula kulmay jaaliyadaha Soomaaliyeed iyo dowladda Norway ayaa u sheegay dalka Soomaaliya inuu ka jiro horumar baaxad wayn oo ay ka sameyeen siyaasadda, ammaanka iyo dhaqaalaha.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: