AUN Maama Xaaliimo Soofe Faarax oo Garoowe ku geeriyootay iyo Madaxweyne Gaas oo Tacsi u diray eheladda Marxuumada (Akhriso)

AUN Maama Xaaliimo Soofe Faarax oo Garoowe ku geeriyootay iyo Madaxweyne Gaas oo Tacsi u diray eheladda Marxuumada (Akhriso)

Inaa lilaahi wa inaa Ileyhim Raajucuun Geeridu waa Xaq, Allaha u naxariisto Maama Xaaliimo Soofe Faarax Xassan Warsame (Khalaf), ayaa saaka waabarigii ku geeriyootay Maagalada Garoowe kadib markii ay tukatay Saaladii Subax.

Maama Xaali Soofe oo aan halkaan lagusoo koobi karin Tariikh Nololeedkeedii dheer ayaa waxaa aad loogu yiqiinay kaalmeynta dadka dhibaateysan iyo sama falkooda, Mamada ayaa ka mid aheyd Halyeeyadii Gobonimadda Soomaaliya dhaliyay, waxeyna dhalatay 1929-kii waxeyna Geeriyootay 30-04-2018 Sacada Geeska Afrika Markey ahed 05:40 Subaxnimo Maalin Isniin ah.

Dhinaca kale Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Tacsi u diray eheladda iyo Caruurta Maamadda oo ku geeriyootay Garoowe

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com