Wasaaradda Ganacsiga ee Dowladda Faderaalka oo mamnuucday Toys-ka Carruurta

HomeWararka

Wasaaradda Ganacsiga ee Dowladda Faderaalka oo mamnuucday Toys-ka Carruurta

Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Dowladda Faderaalka Soomaaliya ayaa mamnuucday ka ganacsiga Toys-ka carruurta sida baaruudda qaraxda ee qoryaha iyo hubka kalle ee carruurtu ku cayaarto. Munaasabadda Ciidda oo ay maalmo ka harsanyihiin ayaa waxaa ganacsatadu ay keenaan dalka hub ka samaysan caag oo qaraxyo iyo rasaas ka kooban oo carruurta ay ku cayaaraan.

Madaxweynaha maamulka Koonfur galbeed oo ka hadlay Sarkaal qarax lagu dilay
Wacaal daray ah: Qaraxyo laga maqlayo degmooyinka Gobalka Banaadir
UNFPA “Haweenka & Gabdhaha Soomaaliyeed waxay mudan yihiin ilaalin,”

Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Dowladda Faderaalka Soomaaliya ayaa mamnuucday ka ganacsiga Toys-ka carruurta sida baaruudda qaraxda ee qoryaha iyo hubka kalle ee carruurtu ku cayaarto.

Munaasabadda Ciidda oo ay maalmo ka harsanyihiin ayaa waxaa ganacsatadu ay keenaan dalka hub ka samaysan caag oo qaraxyo iyo rasaas ka kooban oo carruurta ay ku cayaaraan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: