Dooni ka shiraacatay Afgooye oo ku dagtay Wabiga Shabelle

HomeWararka

Dooni ka shiraacatay Afgooye oo ku dagtay Wabiga Shabelle

Dooni ka shiraacatay Wabiga Shabeelle ee Afgooye ayaa ku dagtay gobolka Shabeelada hoose, waxaana ku geeriyooday todobo qof. Wararka ayaa sheegaya

Madaxwayne Farmaajo oo magacaabay guddoomiyaha maxkamadda racfaanka iyo Banaadir
Madaxweyne Farmaajo oo Hambalyo u diray Shacabka Somaliyeed
Kismaayo dadka oo looga digay inay Garsoor u doontaan Al-Shabaab

Dooni ka shiraacatay Wabiga Shabeelle ee Afgooye ayaa ku dagtay gobolka Shabeelada hoose, waxaana ku geeriyooday todobo qof.

Wararka ayaa sheegaya doonida in markii hore ay la socdeen labaatan qof oo badankoodu soo badbaadeen.

Doonida ayaa ku sii jeeday deegaanad Qoryooley iyo Janaale oo uu dhaco wabiga Shabeelle.

Shacabka gobolka Shabeelada hoose ayaa dhowaan bilaabay inay ku safraan doonyaha, kadib markii ay waddada gobolka ay ku dagaalameen ciidamada dowladda iyo Al-shabaab.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: