Madaxweyne Gaas oo Magacaabay Guddoomiyaha Gobalka Sool (Akhriso)

HomeWararka

Madaxweyne Gaas oo Magacaabay Guddoomiyaha Gobalka Sool (Akhriso)

Wareegto Ka soo baxday xafiiska madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa lagu magacaabay guddoomiyaha Cusub ee gobolka Sool, oo

Sheeko Gaaban: Guuldarro Jacayl God ma loo Galaa! (Taxanaha 47aad – maqal & muuqaal)
Saraakisha Dowladda Somaaliya oo dilay Ajaanib katirsan Alshabaab
Maxay tahay Magacaabistu sameyeey Madaxweynaha Hiirshabeele ?

Wareegto Ka soo baxday xafiiska madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa lagu magacaabay guddoomiyaha Cusub ee gobolka Sool, oo xaruntiisu tahay magaaladda Laascaanood.

Abuubakar Cabdi Geelle oo ah nin dhalinyaro ah ayaa loo magacaabay guddoomiyaha cusub ee gobolka Sool, waxaana lagu sheegay wareegtada in magacaabistiisa loogu xushay ka dib markii la arkay kartidiisa, aqoontiisa iyo waayo-aragnimadiisa.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: