Madaxweyne Gaas oo Magacaabay Guddoomiyaha Gobalka Sool (Akhriso)

Madaxweyne Gaas oo Magacaabay Guddoomiyaha Gobalka Sool (Akhriso)

Wareegto Ka soo baxday xafiiska madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa lagu magacaabay guddoomiyaha Cusub ee gobolka Sool, oo xaruntiisu tahay magaaladda Laascaanood.

Abuubakar Cabdi Geelle oo ah nin dhalinyaro ah ayaa loo magacaabay guddoomiyaha cusub ee gobolka Sool, waxaana lagu sheegay wareegtada in magacaabistiisa loogu xushay ka dib markii la arkay kartidiisa, aqoontiisa iyo waayo-aragnimadiisa.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com