Weerar kadhacay Kantoroolka Siinka Dheer ee Muqdisho

HomeWararka

Weerar kadhacay Kantoroolka Siinka Dheer ee Muqdisho

Weeraro madaafiic ah ayaa lagu qaaday saldhig ay Ciidamada Nabd Sugidda ku leeyihiin deegaanka Siinka dheer ee duleedka Muqdisho. Weerarkan ayaa dh

Xulashadda Daljir | Deeqo Ladan | Daljir Boosaaso
QM & Turkiga oo soo dhaweeyay soo celintii Xiriirka Somalia & Kenya
Ciidamada Ammaanka oo Muqdisho ku qabtay nin soo xirtay dharka dumarka

Weeraro madaafiic ah ayaa lagu qaaday saldhig ay Ciidamada Nabd Sugidda ku leeyihiin deegaanka Siinka dheer ee duleedka Muqdisho.

Weerarkan ayaa dhacay barqanimadii maanta, waxaana dadka deegaanku ay sheegeen inay maqlayeen rasaas weerarkaasi looga falcelinayo oo ay ridayeen ciidamada la weeraray.

Lama oga khasaaraha kadhashay weerarka maanta lagu qaaday kantoroolka Siinka dheer oo dhaca wadada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye.

Waa weerarkii labaad oo lagu qaaday kantoroolka ciidamada ay joogeen ee Siinka dheer tan iyo xalay.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: