Haweenka gobolka Nugaal oo u goodiyay Muuse Biixi (dhegayso)

HomeWararka

Haweenka gobolka Nugaal oo u goodiyay Muuse Biixi (dhegayso)

Haweenka gobolka Nugaal ayaa maanta dhigay dibad bax ay ku muujinayaan ciidamada difaaca Puntland, waxaana ay ka jawaabayeen dibadbax kadhacay Burco o

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed oo ku Baaqay in Abaaraha Wax laga qabto
Xulashada Daljir & Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
3-Carruur oo ku dhaawacmay qarax kadhacay duleedka Muqdisho

Haweenka gobolka Nugaal ayaa maanta dhigay dibad bax ay ku muujinayaan ciidamada difaaca Puntland, waxaana ay ka jawaabayeen dibadbax kadhacay Burco oo haweenka magaaladaasi ay ku taageereen duulaanka Somaliland ee gobolka Sool.

Qaar ka mid ah haweenka ayaa sheegay inay doonayn dagaal dhaco, balse ay yihiin kuwa taageersan ciidamada difaacaya dhulkooda iyo dadkooda.

Hoos kadhegayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: