HomeUncategorized

Koob ciyaareed u bilowday dhalinta Sport ga gobolka Cayn (Sawiro)

Buuhoodle nov 12, Garoonka kubada cagta ee magaalada Buuhoodle waxaa galabta si toos ah looga daah furay koob ciyaareed ay dhigtay Idaacada Radio Daljir xarunteeda magaalada Buuhoodle.

Xukuumadda oo Cambaareysay Qaraxii ka dhacay Magaalada Dhuusomareeb.
Barlamaanka Puntland oo maanta dooranaya xubnaha aqalka sare.
Qarax ka Dhacay Baqdaad oo Dilay 14-Qof

Buuhoodle nov 12, Garoonka kubada cagta ee magaalada Buuhoodle waxaa galabta si toos ah looga daah furay koob ciyaareed ay dhigtay Idaacada Radio Daljir xarunteeda magaalada Buuhoodle.

Koobakan oo loogu magacdaray Daljir Buuhoodle Cup waxaa ka qayb galaya ilaa 6 kooxood oo kamid ah naadiyada ka cayaara garoonka Buauhoodle.

Cayaartii daahfurka ee koobkan ayaa galabta dhexmartay naadiyada ?Daljir iyo Togsool, waxaana cayaartaasi ku dhamaatay barbar dhac iyadoo labada kooxood midna aysan la imaan wax goal ah.

\"\"

\"\"

\"\"

\"\"

\"\"

\"\"

\"\"

\"\"

\"\"

\"\"

\"\"

\"\"

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: