HomeUncategorized

Caawa iyo Daljir_Isniin, Nov 12-2012, Maxamed Cabdilaahi Cali (Kooshin)_Daljir Garoowe.

Mudaneyaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta mar kale isugu yimid Xarunta Golaha Shacabka, iyagoona dood ka yeeshay qaar ka mida nuqulada Xeer-hoosaadka Baarlamaanka ,Maamulka gobolka Banaadir oo shirkado ku tartansiinaya dib u dhiska magaalada Moqdisho, Golaha wakiilada Puntland oo maantay meel-mariyay xeerka Laysimada gawaarida Puntland, kaasi oo golaha ay horkeentay wasaaradda hawlaha guud iyo gaadiidka Puntland, Golaha xukuumadda Puntland oo maantay shirkoodii isniin-laha ahaa uga dooday arrimaha deegaanka iyo xaalada Jobbooyinka.

Baahin: Salaasa, Dec 20, Maxamed C. Kuuriya ~ Daljir ~ Bossaso. Wafti uu hogaaminayo afhayeen Shariif Xasan oo ka degay Garowe; Shirka wadatashiga Somalida oo berri ka furmi doona Garowe; Cutubyo ka tirsan ciidanka Jibuuti oo ka soo degay Muqdisho, lana hawl gali doona AMISOM; 7 maxbuus oo 18 bilood ku xirnaa xabsiga dhexe ee Laascaanood, maxkamadna aan la soo taagin, oo ka soomay raashinka.
DHEGEYSO-Barnaamijkii Martisoor iyo Tallman (Marti MKu-xigeenka Puntland).
(Dhagayso) Saaka iyo Dunida, Maxamed Cabdullahi Cali (Kooshin) (Daljir Garoowe)

?

Mudaneyaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ?maanta mar kale isugu yimid Xarunta Golaha Shacabka, iyagoona dood ka yeeshay qaar ka mida nuqulada Xeer-hoosaadka Baarlamaanka ,Maamulka gobolka Banaadir oo shirkado ku tartansiinaya dib u dhiska magaalada Moqdisho, Golaha wakiilada Puntland oo maantay meel-mariyay xeerka Laysimada gawaarida Puntland, kaasi oo golaha ay horkeentay wasaaradda hawlaha guud iyo gaadiidka Puntland, Golaha xukuumadda Puntland oo maantay shirkoodii isniin-laha ahaa uga dooday arrimaha deegaanka iyo xaalada Jobbooyinka.
?

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: