Dilal kadhacay Muqdisho

HomeWararka

Dilal kadhacay Muqdisho

Kooxo hubaysan ayaa saakay waxaa ay laba ruux siyaabo kalle duwan ay ugu dileen degmada Wadajir ee gobolka Banaadir. Dadka deegaanka ayaa sheegay i

Galmudug oo Ciidamo cusub geysay Caabudwaaq
Dareen 4aad: Abaarta Sima iyo Saamaynteeda
Puntland oo dib u fasaxday isku socodkii Wadada Xiriirisa Garowe iyo Laascanood (dhegayso)

Kooxo hubaysan ayaa saakay waxaa ay laba ruux siyaabo kalle duwan ay ugu dileen degmada Wadajir ee gobolka Banaadir.

Dadka deegaanka ayaa sheegay in rag hubaysan ay subaxnimadii hore ay dileen macalin dugsi Quraan oo ku yaala degmadaasi, waxaana lagu dilay gurigiisa oo ay ugu galeen rag ku hubaysan bastoolado, dabadeedna baxsaday.

Sidoo kale waxaa ay kooxo hubaysan ay dileen nin ganacsade ah oo hilibka qali jiray, waxaana baxsaday kooxihii falalkan gaystay.

Maamulka degmada Wadajir ayaa sheegay inay wadaan baaritaano ku saabsan dilalkan dhacay, ayna baadi goobayaan kooxihii dilalka ka gaystay degmada.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: