Guddoomiyaha Gobalka Nugaal oo si kulul uga hadlay Caburinta shacabka Laascanood (dhegayso)

HomeWararka

Guddoomiyaha Gobalka Nugaal oo si kulul uga hadlay Caburinta shacabka Laascanood (dhegayso)

Guddoomiyaha Gobalka Nugaal Cumar Faraweyne oo Caawa Waraysi sinayaay Radio Daljr ayaa sheegay in ay ka xunyihiin Caburunta iyo Cagajuglaynta Maamulka

Miro Macaan, Biyo Hooraya iyo Dalxiiska Ceelka Kalcad ee Deegaanka Cuun (sawirro)
Maamulka Hiirshabeele iyo DDS oo heshiis ka gaaray colaad ka taagnayd degaanka feefeer (dhegayso)
Madaxweyne Farmaajo oo kulan la qaatay Xasan sheekh Maxamuud

Guddoomiyaha Gobalka Nugaal Cumar Faraweyne oo Caawa Waraysi sinayaay Radio Daljr ayaa sheegay in ay ka xunyihiin Caburunta iyo Cagajuglaynta Maamulka Somaliland kuhayo shacabka Laascanood ,isago sheegay in gordhaw tagi donaan magaladdas.

Faraweyne ayaa sheegay in intay nafta kujirto Ciidanka Puntland aysan joojin doniin xabadda isla markaana weraar xoogan ku qaadi donaan Ciidamadda somaliland markana uu dagaal istaagi donin.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0