Maamulka Hiirshabeele iyo DDS oo heshiis ka gaaray colaad ka taagnayd degaanka feefeer (dhegayso)

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali jeyte Cismaan iyo Guddoomiyaha Gobolka Shabeelle ee is Maamulka Somaalida Itoobiya aadan Axmed Sooyaan, Wasiiro iyo Xildhibaano ka kala tirsan labada maamul ayaa hehsiis horudhac ah ka gaaray Colaad beeleed ka dhacay degmada feefeer oo ku taalla Xadka Gobolada Hiiraan uu la wadaago Itoobiya.

Sidoo kale waxa ay sheegen inay jiri doonaan kulamo kale oo dib la isugu soo laaban doono si loo dhameystiro heshiiska hordhuac ah ee la kala dhex-dhigay labada maleeshiyo beeleed ee ku dagaalamay Nawaaxiga Degaanka Abaaley oo ku yaalla Xadka Gobolada Hiiraan uu la wadaago Itoobiya.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com