Cali Khaliif oo ku sugan Laascaanood

HomeWararka

Cali Khaliif oo ku sugan Laascaanood

Cali Khaliif Galaydh oo horay usoo noqday ra'iisul wasaare ayaa gaaray magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Ujeedkiisa ugu wayn ee Laasca

LAASCANOOD: Qodobadda Ugu waaweyn ee kaso baxay Shirkii Beelaha SSC
Bosaso & xilliga xagaaga aan idin ku soo wareejiyo oo waa inoo maanta & magaalo ganacsiga Puntland
Wararkii ugu dambeeyay ee afgambigii Suudaan & 7 Qof oo ku dhintay Dibad baxyo ka socda Caasimada

Cali Khaliif Galaydh oo horay usoo noqday ra’iisul wasaare ayaa gaaray magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.

Ujeedkiisa ugu wayn ee Laascaanood ayaa lagu sheegay inuu yahay mid uu kula kulmayo bulshada deegaanka, iyadoona booqashadan ay kusoo beegmayso xilli ay xiisado u dhaxeeya Puntland iyo Somaliland ay ka jiraan gobolka Sool.

Cali Khaliif ayaa horay heshiis ula galay maamulka Somaliland, isagoo ah madaxwaynaha Khaatumo, balse waxaa go’aankaasi mid ka duwan qaatay kuxigeenkiisa oo iminka ku sugan magaalada Garoowe ee caasumadda Puntland isagoona sheegay Cali Khaliif in laga qaaday hogaanka maamulka Khaatumo uuna kala wareegay jagada madaxwayne ee maamulka Khaatumo.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: