Waxgaradka Badhan oo ku baaqay in la iska difaaco Somaliland (Daawo)

HomeWararka

Waxgaradka Badhan oo ku baaqay in la iska difaaco Somaliland (Daawo)

Nabadoonada iyo waxgaradka Magaaladda Badhan ee gobalka Sanaag kulan ay maanta ku yeeshen Magaaladda Badhan waxay ku tageeren dadaalka Dowladda Puntland ugu jirto xoreynta Gobalka Sool. Qaar kamid ah waxgaradka ayaa sheegay in ka odayaal ahaan ay mar walba garab taaganyhiin Ciidamadda Difaaca Dowladda Puntland.

Hoggaanka cusub ee Puntland iyo askartii aI-Itixaad ee sannadkii 1993
QM oo walaac ka muujisay Go’aanka Itoobiya ay ku ceyrisay 7 Sarkaal
Midowga Yurub oo soo dhoweeyay wadahaddalka Soomaaliya iyo Somaliland

Nabadoonada iyo waxgaradka Magaaladda Badhan ee gobalka Sanaag kulan ay maanta ku yeeshen Magaaladda Badhan waxay ku tageeren dadaalka Dowladda Puntland ugu jirto xoreynta Gobalka Sool.

Qaar kamid ah waxgaradka ayaa sheegay in ka odayaal ahaan ay mar walba garab taaganyhiin Ciidamadda Difaaca Dowladda Puntland.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: