QM oo walaac ka muujisay Go’aanka Itoobiya ay ku ceyrisay 7 Sarkaal

HomeWararka

QM oo walaac ka muujisay Go’aanka Itoobiya ay ku ceyrisay 7 Sarkaal

Dowladda Itoobiya ayaa amar ku bixisay in dalkeeda laga saaro toddobo sarkaal oo oo ka tirsan Qaramada Midoobay, sidda lagu sheegay bayaan ka soo baxa

Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibraahim (MCI), Daljir Bossaso (dhegayso)
Boosaaso: Taxanaha 2’aad ee barnaamijyo ka hadlaya Halista COVID19 (Dhegayso)

Dowladda Itoobiya ayaa amar ku bixisay in dalkeeda laga saaro toddobo sarkaal oo oo ka tirsan Qaramada Midoobay, sidda lagu sheegay bayaan ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadd maalinimadii shalay oo Khamiis aheyd.

Grant Leaity, ku -xigeenka isku -duwaha arrimaha bani’aadamnimada ee OCHA, iyo Adele Khodr, oo ah wakiilka UNICEF ee Itoobiya, ayaa ka mid ahaa kuwa la eryay.

Xukuumadda Itoobiya ayaa saraakiiisgaasi ku eedeeyay in ay wadeen faragalin, waxayna u aqoonsatay in ay yihiin kuwo aan u qalmin shaqada ay u hayaan Qaramada Midoobay( persona non grata).

Dowladda Itoobiya waxay amar ku bixisay in muddo 72 saac gudohood ah ay ku baxaan shaqaalahaasi ka tirsan Qaramada Midoobay .

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey Antonio Guterres ayaa sheegay in uu ka naxay cayrinta saraakiishaasi,sida uu ku waramay afhayeenka Qaramada Midoobay Stephanie Tremblay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: