RW Khayre oo Amniga Muqdisho kala hadlay Saraakisha Amaanka (dhegayso)

HomeWararka

RW Khayre oo Amniga Muqdisho kala hadlay Saraakisha Amaanka (dhegayso)

Ra’iisul wasaaraha Dowladda Fadaralka Soomaaliya ayaa sheegay in Wasiirka Amniga ee dowladda Fadaraalka Soomaaliya iyo Gudomiyaha Gobolka Banaadir uu

Caawa & Daljir iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)
Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)
Guddoomiyaha TPEC “In kabadan Sodon kun oo qof ayaa diiwaangelintu maraysaa ilaa hadda si xoogleh na waa u socotaa,”

Ra’iisul wasaaraha Dowladda Fadaralka Soomaaliya ayaa sheegay in Wasiirka Amniga ee dowladda Fadaraalka Soomaaliya iyo Gudomiyaha Gobolka Banaadir uu faray in Mudo 90 maalmood gudahood wax looga qabto amni darada ka jirta Muqdisho .
Raisal Wasarada ayaa sheegay in shirkii amniga ee Muqdisho uu madaxdan kala hadlay laba arimood oo kal ah in loo keeno Xamar oo Nabad ah, ama in la keeno cida Mas,uulka ka ah in Magaalada ay Amni noqon waydo .

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: