RW Khayre oo Amniga Muqdisho kala hadlay Saraakisha Amaanka (dhegayso)

RW Khayre oo Amniga Muqdisho kala hadlay Saraakisha Amaanka (dhegayso)

Ra’iisul wasaaraha Dowladda Fadaralka Soomaaliya ayaa sheegay in Wasiirka Amniga ee dowladda Fadaraalka Soomaaliya iyo Gudomiyaha Gobolka Banaadir uu faray in Mudo 90 maalmood gudahood wax looga qabto amni darada ka jirta Muqdisho .
Raisal Wasarada ayaa sheegay in shirkii amniga ee Muqdisho uu madaxdan kala hadlay laba arimood oo kal ah in loo keeno Xamar oo Nabad ah, ama in la keeno cida Mas,uulka ka ah in Magaalada ay Amni noqon waydo .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com