Faysal Cali Waraabe “ Dagaalka Tukaraq Majeerten Kaliya ma ahaa Farmaajo riixaya” (dhegayso)

Faysal Cali Waraabe “ Dagaalka Tukaraq  Majeerten Kaliya ma ahaa Farmaajo riixaya” (dhegayso)

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID Faysal Cali Waraabe oo Shir jaraa’id ku qabtay magaaladda Hargeysa ayaa ka hadlay dagaalka Saaka ka qarxay degaanka Tukaraq ee gobalka sool una dhexeya Puntland iyo Somaliland.

Eng Faysal cali Waraabe ayaa sheegay in dagaalkan dabada ay ka riixayso dowladda Federaalka somaaliya ,isla markaana horey u ogaayeen waa sida uu hadalka u dhigay qorshaha dowladda Federaalka ah ay u maleegayso Somaliland.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • Qofkaan hadalkiisa lama soo xigto
    Qiimana ma laha
    Waa dhimir RADIO DALJIR

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com