MARTISOOR: Maalinta dhalinyaradda iyo Waraysi AUN Ladane Salax Deer (dhegayso)

Kulanti wacan dhegaystiyaal kuso dhawadda Barnaamijka Martisoor oo ah Barnaamij todobaadle ah maalin walba oo khamiis ah kabaxa Radio daljir ,Todobaadkana waxaan kuso qadanayna maalinta dhalinyarada oo sanad walba la xuso 15 May,hadaba Waxaan Waraysi la yeelanay 10 sano kahor Ladane saalax Deer oo allaha u naxariste kamid ahaa Halgamayaashi Dhalinyarada SYL ee Ururukii leegadda

Barnaamijka Waxaa Xarunta Daljir Bosaaso kaso jeedinaya Wariye Axmed sheekh Maxamed (Tallman)


Posted

in

,

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com