Wacaal daray ah : Maxaabis Somaliland laga qabtay oo Garoowe la keenay

HomeWararka

Wacaal daray ah : Maxaabis Somaliland laga qabtay oo Garoowe la keenay

Caasimadda Puntland ee Garoowe Wararka naga soo gaaraya ayaa sheegaya in Gordhow Kantaroolka Konfureed ee Magaaladda Garoowe la gaarsiyeey Maxaabis la

Guddoomiyaha degmadda Boocame oo beeniyey in Somaliland la wareegtay degmadaas (dhegayso)
Musharrax Danjire Axmed Ciise Cawed: “Waa in Puntland nabad ahaataa oo khalkhal siyaasadeed jirin, oo khalkhal amni la gelin”
XULASHADA DALJIR | FAADUMO DEGGAN DAAHIR | BOSAASO 27-OCTOBER-2022

Caasimadda Puntland ee Garoowe Wararka naga soo gaaraya ayaa sheegaya in Gordhow Kantaroolka Konfureed ee Magaaladda Garoowe la gaarsiyeey Maxaabis laga soo qabtay Ciidanka Somaliland ,kadib dagaal kadhacay Tukaraq.

Ciidamaddan ayaa Saaka lagu qabtay dagaalkii Tukaraq ,iyado ilaa hadda Dagaalka uu yahay mid socda Ciidamadda Ciidamadda Puntland sadex jiho ay ka geleen Dagaalka .

Wixii kuso kordha Lasoco

COMMENTS

WORDPRESS: 7
DISQUS: