Wacaal daray ah : Maxaabis Somaliland laga qabtay oo Garoowe la keenay

HomeWararka

Wacaal daray ah : Maxaabis Somaliland laga qabtay oo Garoowe la keenay

Caasimadda Puntland ee Garoowe Wararka naga soo gaaraya ayaa sheegaya in Gordhow Kantaroolka Konfureed ee Magaaladda Garoowe la gaarsiyeey Maxaabis la

Guddiga xalinta khilaafka doorashooyinka oo qabtay dacwad ka dhan ah kursigii loo doortay Mahdi Guuleed
DAREEN 18aad: Abaarta SIMA iyo Saamaynteeda
KALABAYR & BARAKACAYAASHA LAASCAANOOD ”Maatadii waa la xasuuqay Hoobiyayaal baa nalala dhacay ”

Caasimadda Puntland ee Garoowe Wararka naga soo gaaraya ayaa sheegaya in Gordhow Kantaroolka Konfureed ee Magaaladda Garoowe la gaarsiyeey Maxaabis laga soo qabtay Ciidanka Somaliland ,kadib dagaal kadhacay Tukaraq.

Ciidamaddan ayaa Saaka lagu qabtay dagaalkii Tukaraq ,iyado ilaa hadda Dagaalka uu yahay mid socda Ciidamadda Ciidamadda Puntland sadex jiho ay ka geleen Dagaalka .

Wixii kuso kordha Lasoco

COMMENTS

WORDPRESS: 7
DISQUS: