Puntland oo dagaalka Socda ku eedeysay Somaliland

HomeWararka

Puntland oo dagaalka Socda ku eedeysay Somaliland

Dowladda Puntland ayaa Warsaxafadeed kaso saartay dagaalka saaka kasocda degaanka Tukaraq ee gobalka sool kaas oo u dhaxeya Ciidamadda Somaliland iyo

12 jir Buurtinle lagu kufsaday iyo bulshada oo maanta ka kulantay (dhegayso|daawo)
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Magacaabay Agaasimeyaal
TALEEX, SOOL: WADATASHI & ISKUTASHI BULSHO BAA HORMAR HORSEEDA

Dowladda Puntland ayaa Warsaxafadeed kaso saartay dagaalka saaka kasocda degaanka Tukaraq ee gobalka sool kaas oo u dhaxeya Ciidamadda Somaliland iyo kuwa Puntland ,isla markaana khasaare kala duwan uu jiro.

Qoraal kaso baxay Afhayeenka Xukumadda Puntland ayaa logu ogaysiiyeey Beesha Caalamka iyo Umadda Somaliyeed in saaka hiirti waaberi weraar xoogan lagu soo qaaday Fariisimaha Ciidamadda Puntland ee Aga Tukaraq.

Hoos ka akhri

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: