Dowladda Puntland ayaa Warsaxafadeed kaso saartay dagaalka saaka kasocda degaanka Tukaraq ee gobalka sool kaas oo u dhaxeya Ciidamadda Somaliland iyo kuwa Puntland ,isla markaana khasaare kala duwan uu jiro.

Qoraal kaso baxay Afhayeenka Xukumadda Puntland ayaa logu ogaysiiyeey Beesha Caalamka iyo Umadda Somaliyeed in saaka hiirti waaberi weraar xoogan lagu soo qaaday Fariisimaha Ciidamadda Puntland ee Aga Tukaraq.

Hoos ka akhri

Leave a comment

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *