Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Magacaabay Agaasimeyaal

HomeWararka

Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Magacaabay Agaasimeyaal

Digreeto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa lagu magacaabay Agaasimaha Guud iyo Agaasime Waaxee

Buuhoodle: Ururada dhalinyarada oo loo qabtay tababar looga hadlayo dimuqraadiyeynta
Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman, Daljir Gaalkacyo (dhegayso)
Warka Duhurnimo ee Daljir iyo Maxamed Lakiman (dhegayso)

Digreeto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa lagu magacaabay Agaasimaha Guud iyo Agaasime Waaxeed ee Wasaaradda Amniga iyo DDR Dawladda Puntland, kadib markii ay kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha Digreeto Xeer Madaxweyne Lr. 26. 

February 24, 2018, Kuna Saabsan Magcaabida Agaasime Guud iyo Agaasime waaxeed Wasaaradda Amniga iyo DDR Dawladda Puntland.

 Madaxweynaha dawladda Puntland.

Markuu Arkay:   Dastuurka Dawladda Puntland.

Markuu Tixgeliyay: Aqoontooda iyo khibradooda Shaqo.

Wuxuu Xeeriyay:

  1. Waxaa Suleymaan Xaaji Cabdulle loo Magcaabay Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Amniga iyo DDR

2.waxaa Maxamed Iimaan Cabdulaahi loo Magcaabay Agaasimaha Waaxda Miinno Saarka Wasaaradda Amniga iyo DDR

Xeerakani Wuxuu Dhaqan Gelayaa Markuu Madaxwaynuhu Saxiixo Wuuna Saxiixay Madaxwaynuhu.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: