Wasiir Kuxigeen Qoobdeero: “Dhammaadka bisha waxaa bilaabanaya dayactirka wadada bartamaha Gaalkacyo”

HomeWararka

Wasiir Kuxigeen Qoobdeero: “Dhammaadka bisha waxaa bilaabanaya dayactirka wadada bartamaha Gaalkacyo”

Wasiir kuxigeenka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Puntland, Cabdullaahi Xaashi Qoobdeero, oo isaga iyo wefdi uu hogaaminayo ay ku suganyihiin Magaalada G

XAALAD ADAG OO DHANKA NOLOSHA AYAA LAGA SOO SHEEGAYAA DEGAANO KATIRSAN DDS
JIGJIGA: Shacabka oo soo dhaweeyay xarunta Radio Daljir ee Jigjiga (daawo)
Kulan looga hadlayeey Xulista Xildhibaanda Puntland 2019 oo Garoowe ka dhacay (dhegayso/daawo)

Wasiir kuxigeenka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Puntland, Cabdullaahi Xaashi Qoobdeero, oo isaga iyo wefdi uu hogaaminayo ay ku suganyihiin Magaalada Gaalkacyo ayaa safarkiisa waxa uu uga waramay Radio Daljir.

Wasiir Qoobdeero ayaa sheegay in dhammaadka bishan uu bilaaban doono dayactirka wadada laamiga ah ee dhexmarta magaalada Gaalkacyo, dowladda Puntland ayaana bixinaysa qayb kamid ah qoondada kharashka.

Wasiir Kuxigeenaka ayaa hadalkiisa raacshay in dadka barakacayaasha ah ee Gaalkacyo ay deegaan u tahay ay ayagana u diyaariyeen deegaano cusub oo la dejin doono.

Qoobdeero waxa uu u warramay Jamaal Faarax Aadan (JFA).

Hoos ka dhegayso.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: