Warar Dheeraad ah oo kasoo baxaya khasaaraha weerar kadhacay Mudug

HomeWararka

Warar Dheeraad ah oo kasoo baxaya khasaaraha weerar kadhacay Mudug

Hal qof ayaa ku geeriyooday, laba kalena waa ay ku dhaawacmeen iska horimaad dhexmaray ciidamada booliska deegaanka Daaru salaam oo katirsan degmada G

Saadaalihii Roob, dabyalo iyo haatan xaalku sida uu yahay (daawo)
Qaar kamid ah odayaasha degmada Gumbax oo ku baaqay in deegaanka la geeyo diiwaangelinta
RW ku xigeenka DFS oo guddi u magacaabay dadki ku waxyeelobay Qarixii Muqdisho

Hal qof ayaa ku geeriyooday, laba kalena waa ay ku dhaawacmeen iska horimaad dhexmaray ciidamada booliska deegaanka Daaru salaam oo katirsan degmada Goldogob ee gobolka Mudug iyo dad ka ganacsada khamriga.

Taliyaha Saldhiga Booliska Daaru salaam ayaa ka mid ah dadka ku dhaawacmay howlgalkan, waxaana iminka ku sugan goobta uu falkan ka dhacay saraakiisha ammaanka Puntland ee gobolka Mudug oo uu ugu horeeyo taliyaha qaybta booliska ee gobolka.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: