Daad Kusoo Rogmaday Xalay Qardho (dhegayso)

HomeWararka

Daad Kusoo Rogmaday Xalay Qardho (dhegayso)

Roob ka da'ay magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ayaa daadad kusoo rogay xaafadaha iyo goobaha ganacsiga ee magaalada Qardho, waxaana sidoo k

Afgembigii Fashilmay iyo Erdogan Shacab Ilmadii Ka Dhammaatay (Daawo)
Wacaal Darey ah: Diyaarad Ciidan siday oo maanta ka dagtay Dhuusa Mareeb iyo Ra’iisul Wasaare kheyre oo ku soo wajahan
CABDIFATAAX IYO SIDAX DUMAR AH OO LOO HEYSTO DIL XALAY KA DHACEY GUDAHA MAGAALADA GAROWE

Roob ka da’ay magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ayaa daadad kusoo rogay xaafadaha iyo goobaha ganacsiga ee magaalada Qardho, waxaana sidoo kalle hakad ku jira isku socodka gaadiidka iyo dadwaynaha ee xaafadaha magaalada Qardho oo biyo xoogan ay buux dhaafiyeen, waxaana magaalada Qardho ay horay u ahayd dooxo la degay oo khatarteedu badantahay.

Guddoomiyaha gobolka Karkaar Cabdulaahi Maxamed Bare Caato iyo Nabadoon Maxamuud Siciid Aw-Muuse  ayaa Daljir uga waramay roobabkii da’ay.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • DMI wararlahubo warbixinooyin 5 years ago

    Daljir boos ayaaan rabaa Shaqo qardho
    dhanka farsamada ayaan u baahnahay

DISQUS: