Daad Kusoo Rogmaday Xalay Qardho (dhegayso)

Daad Kusoo Rogmaday Xalay Qardho (dhegayso)

Roob ka da’ay magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ayaa daadad kusoo rogay xaafadaha iyo goobaha ganacsiga ee magaalada Qardho, waxaana sidoo kalle hakad ku jira isku socodka gaadiidka iyo dadwaynaha ee xaafadaha magaalada Qardho oo biyo xoogan ay buux dhaafiyeen, waxaana magaalada Qardho ay horay u ahayd dooxo la degay oo khatarteedu badantahay.

Guddoomiyaha gobolka Karkaar Cabdulaahi Maxamed Bare Caato iyo Nabadoon Maxamuud Siciid Aw-Muuse  ayaa Daljir uga waramay roobabkii da’ay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • DMI wararlahubo warbixinooyin 5 years ago

    Daljir boos ayaaan rabaa Shaqo qardho
    dhanka farsamada ayaan u baahnahay

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com