CABDIFATAAX IYO SIDAX DUMAR AH OO LOO HEYSTO DIL XALAY KA DHACEY GUDAHA MAGAALADA GAROWE

CABDIFATAAX IYO SIDAX DUMAR AH OO LOO HEYSTO DIL XALAY KA DHACEY GUDAHA  MAGAALADA GAROWE

Ciidanka Amaanka Puntland ayaa gacanta kusoo dhigey Cabdikaafi Ibraahim Aadan Iyo 3 Dumara ah Oo ku Eedeysanan Dil xalay Magaalada garowe loogu geystey mid kamid ah shaqaalaha Degmada.

Taliyaha Qaybta Booliska Gobalka Nugaal G/sare Xussen Cali Maxamuud Ayaa U Mahadceliyay Ciidamada Booliska Kuwa Sirdoonka Iyo Bulshada Oo Gacan Wayn Ka Gaystay, Sidoo kalena Taliyaha Ayaa Sheegay In Cid Walba Oo Fal Gaysata Aysan Ka Baxsan Doonin Ciidamada Amaanka Waxaana Uu Bulshada Uga Mahadceliyay Sida Ay Ciidamada Ula Shaqeyaan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com