HomeUncategorized

Dawladda Puntland oo soo dhawaysay ansixinta R/wasaare Saacid.

Garowe, Oct, 20 - Dowladda Puntland ayaa qoraal kasoo baxay maantay waxa lagu soo dhoweeyey kalsoonidii mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ay siiyeen Raysal wasaaraha cusub ee DF Somalia Cabdi Faarax Shirdoon saddex maalmood ka hor.

Wasaaradda Shaqada & Shaqaalaha Puntland oo kormeertay shaqaalaha dawladda iyo kuwa madaxbanaan ee magaalada Galkacyo.
Wasiiro iyo xilibaano ka tirsan Barlamanka dalka oo ka shiray joojinta dagaalka Marka (Dhegeyso)
DHEGEYSO-Barnaamijkii xulashada Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibrahim.

Garowe, Oct, 20 – Dowladda Puntland ayaa qoraal kasoo baxay maantay ?waxa lagu soo dhoweeyey ?kalsoonidii mudanayaasha Barlamanka Somalia ay siiyeen Raysal wasaaraha cusub ee DF Somalia Cabdi Faarax Shirdoon saddex maalmood ka hor.

Qoraal ka soo baxay xafiiska madaxweynaha Puntland ayaa lagu sheegey in kalsoonida 100% ee aqalka hoose siiyey Wasiirka Koowaad Somalia ay tusineyso taageerada uu haysto sidii uu u gudan laha waajibaadka ka saaran dalka iyo howlaha hor yaala xukuumadda cusub.

Sidoo kale waxa Puntland ay ku dhiirigelisey Saacid Faarax Shirdoon inuu hawsha koowaad ka dhigo amaanka Muqdisho iyo deegaanada ku xeeran,waxana soo raaceysa xiriir wanaagsan uu la yeesho dowladaha dalka ka jira sida Puntland iyo kuwa dhalanaya oo Jubaland ugu horeyso.

Diiwaanka Wararka

Radio Daljir

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: