Gobolada Puntland oo maanta loo fariistay imtixaanka guud

HomeWararka

Gobolada Puntland oo maanta loo fariistay imtixaanka guud

Madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta daah furay imtixaanka shahaadiga ee deegaanada Puntland ka bilowday maanta. Imtixaankan ayaa waxaa u fariistay 15-kun oo arday, dhammaan magaalooyinka waawayn, degmooyinka iyo tuulooyinka Puntland, waxaana ardaydu ay kala yihiin dugsiga sare Form 4 iyo fasalka 8aad ee dugsiga dhexe.  

Halkaan kadaawo Sawirada Munaasabadda Caana Shubka Beeldaajaha ee degmada Carmo (sawiro)
Iran oo qiratay in si aan ula kac ahayn ku soo riday diyaaraddii Ukrain
Shaqaallaha DFS oo la fasaxay Cabsi laga qabo Cudurka Coronavirus

Madaxwaynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta daah furay imtixaanka shahaadiga ee deegaanada Puntland ka bilowday maanta.

Imtixaankan ayaa waxaa u fariistay 15-kun oo arday, dhammaan magaalooyinka waawayn, degmooyinka iyo tuulooyinka Puntland, waxaana ardaydu ay kala yihiin dugsiga sare Form 4 iyo fasalka 8aad ee dugsiga dhexe.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: