Maamulka Sh/ Dhexe: ” Waxba kama qaban karno fatahaadda Wabiga ee gobolka” (dhegayso)

Maamulka Sh/ Dhexe: ” Waxba kama qaban karno fatahaadda Wabiga ee gobolka” (dhegayso)

Maamulka gobolka Shabeela dhexe ayaa sheegay inay waxba ka qaban karin dhibaatooyinka ka dhashay fatahaadda Wabiga Shabeelle ee mara gobolka.

Guddoomiyaha gobolka Shabeelada dhexe Axmed Mayre Makaraan ayaa  sheegay in loo baahanyahay taageero dowladda faderaalka iyo hay’adaha gargaarka si loo gaarsiiyo dadka ay dhibaatooyinka nololeed iyo hoy ay haysato ee gobolka.

Hoos kadhagayso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com