Masuul katirsan xisbiga Kulmiye ee Somaliland oo lagu dilay Laascaanood

HomeWararka

Masuul katirsan xisbiga Kulmiye ee Somaliland oo lagu dilay Laascaanood

Kooxo hubaysan ayaa gudaha magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ku toogtay  Maxamed Barkhadle Cabdi oo ahaa wakiilkii xisbiga Kulmiye ee gobolka Sool. Dilka ayaa kadhacay goob u dhow bar caafimaad, waxaana baxsaday kooxihii dilka gaystay. Ciidamada Somaliland ayaa wada baaritaano dilka kusaabsan.  

Warka Fiidnimo iyo Najiib Maxamed Faarax, Daljir Qardho (dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar, Cadaado (dhegayso)
Guddiga doorashooyinka ee lagu muransanyahay oo booqday goob loo asteyeey doorashadu inay ka dhacdo

Kooxo hubaysan ayaa gudaha magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ku toogtay  Maxamed Barkhadle Cabdi oo ahaa wakiilkii xisbiga Kulmiye ee gobolka Sool.

Dilka ayaa kadhacay goob u dhow bar caafimaad, waxaana baxsaday kooxihii dilka gaystay.

Ciidamada Somaliland ayaa wada baaritaano dilka kusaabsan.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: