Aqoonyahan Sharaxaya qaabka looga hortagi karro fatahadda Wabiga shabeele (Daawo)

HomeWararka

Aqoonyahan Sharaxaya qaabka looga hortagi karro fatahadda Wabiga shabeele (Daawo)

Sidaan la wadda socono wabiga shabeele ayaa fatahaad ka sameyaay qaybo kamid ah Gobalka Hiraan ,iyado kumaan shacab ah ay ku barakeen ,isla markaana m

Hir-Shabeelle & AMISOM oo ka shirey dagaalka Al-Shabaab
Caawa & Daljir iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Faysal Cali Waraabe: “sharci ka dhan ah Calanka Soomaaliya ayaan soo saari doona

Sidaan la wadda socono wabiga shabeele ayaa fatahaad ka sameyaay qaybo kamid ah Gobalka Hiraan ,iyado kumaan shacab ah ay ku barakeen ,isla markaana maanta ay hooy la’aan yihiin.

Hadaba Aqoonyahan Kulmiye Maxamed oo kamid ah Aqoonyahanadda Somaliyeed ayaa bartiisa Facebook wuxuu soo dhigay Khudbad uu kaga hadlayo siyaabaha looga gaashaman karro dhacdooyinka dabiciga ah iyo qaabka ugu wanaagsan ee looga gaashaman karro fatahaada wabigga.

Hoos kadaawo

Maxaa keenay fatahaada shabelle iyo sideen uga hortagnaa fatahaada?

Posted by Kulmiye Mohamed Kamareeye on Sunday, May 6, 2018

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: