Wasaaradda Beeraha Puntland oo ka jawaabtay Cabasho katimid Beerlayda Puntland (dhegayso)

Agaaaysimaha guue ee wasaarradda beeraha Puntland iyo gudoomiyaha beeralayda gobolka nugaal oo manata soo booqday xarunta Xarunta Radio daljir ee Garoowe ayaa ka jawaabay Cabasho uu dhawaan radio daljir ka jeediyay gudoomiyaha beeralayda Puntland Cabdi Casiis Ismaciil garaad oo u sheegay inaysan wasaaradda beeruhu u shaqeyn sidii la rabay.

Ibaraahin Xareed Cali Agaasimaha guuud ee wasaaaradda beeraha ayaaana sheegay inaysan Cabdi Casiis Ismaciil garaad u Aqoonsanayn inu yahay gudoomiyaha daladda beeralayda Puntland waa sida uuu hadalka u dhigay.

Dhinaca Kale gudoomiyaha beeralayda gobolka nugala ayaa isna ka hadlay arintaa ku aadan Cabashadda katimid Guddoomiyaha Beerlayda Puntland.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com