Qoys Biriq ku dhacday gobalka Galgaduud iyo Xaladda qoyskaas (dhegayso)

HomeWararka

Qoys Biriq ku dhacday gobalka Galgaduud iyo Xaladda qoyskaas (dhegayso)

Qoys reer guuraa ah oo ku nool deegaan hoos yimaada baxdo ee gobalka galgaduud ayaa biriq uga dhacdey tiro ari ah xili roobka gu'ga uu halkaasi ka d

Dowladda Maraykanka oo xirtay xarumo warbaahineed oo laga leeyahay dalka Iran
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Xadhiga ka Jaray Dugsiga Sare ee Al-Xikmah ee Magalada Garoowe.
Caawa & Daljir iyo Xuseen Cabdi Jimcaale Madar, Dhuusamareeb (dhegayso)

Qoys reer guuraa ah oo ku nool deegaan hoos yimaada baxdo ee gobalka
galgaduud ayaa biriq uga dhacdey tiro ari ah xili roobka gu’ga uu
halkaasi ka da’ayay waxaana halkaasi ay ku waayeen in kabadan tiro ari
ah.

Maxamed Cabdulaahi Muuse waa dadka kunool baxdo waxaa uu kamid ah
dadkii u gurmadey qoyskaasi ee gaarey goobta ayaa Ayaanle Cabdulaahi
Jaamac uga waramay sida ay wax u gaareen qoyskaasi.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
DISQUS: