Saraakisha Booliska Gobalka Nugaal iyo Ururka Warbaahinta Puntland oo Garoowe kulan ku yeeshay (dhegayso/Sawiro)

Saraakisha Booliska Gobalka Nugaal iyo Ururka Warbaahinta Puntland oo Garoowe kulan ku yeeshay (dhegayso/Sawiro)

Ururka warbaahinta Puntland ee MAP Ayaa qabtay shir looga hadlayo wada shaqeynta laamah Amniga Puntand iyo Warbaahinta Puntland oo mararka qaar ayd dhacdo in wariyaasha la iska xiro iyadoon loo marin qaab sharciga waafaqsan.

Waxaana kale oo shirkana lagu wada ain lagu doorto Xubn gudi ah ooo ka koooban warbaahinta xuquuqul insanka booliska iyo daneeyaasha wariyaasha si loooga fogaado is qabqabsi dhex mara wariyaasha iyo dawlada ..

Sida uu warbxintana inoogu hayo Cabdi xakiin Xusein oo shirkaa ka qeyb galay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com